Si fudud u maamul ganacsigaaga

Waa nidaam xisaabeed casri ah, bilaash ah, kaas oo kaa caawinaaya inaad is bedel ku samayso Ganacsigaaga.

Is Diwaan Gali Tijaabi

Bilaash

Haa! Gabi ahaanba waa bilaash, isticmaalka aasaasiga ahi dhamaantii waa lacag la'aan

Waa Online

Kordhi awoodaada ganacsi adiga oo meelkasta ood joogto ka maamuli kara ganacsigaaga

Sarifka Lacagaha

Wax ku iibi, kuna soo iibso lacagta aad rabto sida Doolar, Bir iyo shilin.

Kori ganacsigaga oo kororso faaido

Waxaa uu system-kani ka caawinaya hawl-wadeenada iib-ka inay si fudud wax uu ibin karaan, xidhiidh dhaw la yeelan karaan macamiisha, isaga oo waqti iyo shaqo badan u fududaynaya

Wax ka ogaw

Hel taageerada aad u baahan tahay isla markiiba

Waxa aad marwalba iyo waqti kastaba naga helaysa caawimada aad u bahantahay si aad ugu guulaysato hadafkaga.

  • Xarun Caawin
  • Hagida Bilaw-ga
  • Buuga Hagaha
  • Heshiis Caawin(SLA)
Dooro Qiimayaasha

Astaamaha System-ka

Waxad ka helaysa dhamaan astamaaha looga baahna nidaam xisaabeedada casri ga ah

Qaansheegaha

Si sahlan u diyaari Qaansheegaha oo la wadaag macmiil-ka si online ah

Lasoco Dakhliga

Maamul dakhli-gaaga oo samee go'aamo wanagsan oo ku saabsan ganacsigaaga

Lasoco Qarashka

La soco biilashaada , kharashaadka iyo lacagaha kaa baxaaya

Lasoco Alaabaha

La soco Alaabaha aad iibinayso, halka ay yaalan, tirada ka taala iyo xaaladooda

Canshuurta

Si fudud u xisaabi oo uga warbixi cashuuraha kugu waajibay

Hel Warbixino

Lasoco ganacsigaga qaab casri ah, adiga oo helaya warbixino faahfahsan oo kooban

Qiimayaasha

Dooro qiimaha adiga kugu habboon, adiga oo eegaya kobaca ganacsigaga

$0

Heer Bilaw

  • Qaansheegaha
  • Biilasha
  • Kharashaadka
  • Maamulka dakhliga
  • 1 Isticmaale(Users)
  • Qiimesheegta
  • Dirida Iimaylada(Email)
  • Alaabaha(Inventory)
  • Caawimaad
  • Dorar kaladuwan(Roles)
  • Sarifka Lacagaha
  • Xisaabad(Accounting)
  • Fariimaha(SMS)

$3

Heer Dhexe

    • Qaansheegaha
    • Biilasha
    • Kharashaadka
    • Maamulka dakhliga
    • 5 Isticmaale(Users)
    • Qiimesheegta
    • Dirida Iimaylada(Email)
    • Alaabaha(Inventory)
    • Caawimaad
    • Dorar kaladuwan(Roles)
    • Sarifka Lacagaha
    • Xisaabad(Accounting)
    • Fariimaha(SMS)

$5

Heer Sare

    • Qaansheegaha
    • Biilasha
    • Kharashaadka
    • Maamulka dakhliga
    • Isticmaalayal badan(Users)
    • Qiimesheegta
    • Dirida Iimaylada(Email)
    • Alabaha(Advance Inventory)
    • Caawimaad Dheeri ah
    • Dorar kaladuwan(Roles)
    • Sarifka Lacagaha
    • Xisaabad(Accounting)
    • Fariimaha(SMS)

$0

Heer Bilaw

  • Qaansheegaha
  • Biilasha
  • Kharashaadka
  • Maamulka dakhliga
  • 1 Isticmaale(Users)
  • Qiimesheegta
  • Dirida Iimaylada(Email)
  • Alaabaha(Inventory)
  • Caawimaad
  • Dorar kaladuwan(Roles)
  • Sarifka Lacagaha
  • Xisaabad(Accounting)
  • Fariimaha(SMS)

$30

Heer Dhexe

    • Qaansheegaha
    • Biilasha
    • Kharashaadka
    • Maamulka dakhliga
    • 5 Isticmaale(Users)
    • Qiimesheegta
    • Dirida Iimaylada(Email)
    • Alaabaha(Inventory)
    • Caawimaad
    • Dorar kaladuwan(Roles)
    • Sarifka Lacagaha
    • Xisaabad(Accounting)
    • Fariimaha(SMS)

$50

Heer Sare

    • Qaansheegaha
    • Biilasha
    • Kharashaadka
    • Maamulka dakhliga
    • Isticmaalayal badan(Users)
    • Qiimesheegta
    • Dirida Iimaylada(Email)
    • Alabaha(Advance Inventory)
    • Caawimaad Dheeri ah
    • Dorar kaladuwan(Roles)
    • Sarifka Lacagaha
    • Xisaabad(Accounting)
    • Fariimaha(SMS)